Shiikh Shariif: “Masiirka ummadu uma afduubnaan karo ashkhaas kursiga inay sii joogaan raba”

Madasha Xisbiyada Qaran Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in Madaxda dowladda aanay qorshaha ugu jirin in dalka ay ka dhacdo doorasho marka uu dhamaado muddo xileedkooda gebagebada ah Shariif Sheekh Axmed oo qoraal soo dhigay bartiisa Facebook ayaa ka digay in dalka lugaha geliyo khalalaase siyaasadeed iyo dhibaato cusub. Hoos ka akhriso qoraalka Shariif Sheekh … Continue reading Shiikh Shariif: “Masiirka ummadu uma afduubnaan karo ashkhaas kursiga inay sii joogaan raba”